banaanbaxa maanta magalada baydhabo 20-05-2015Iyadoo baarlamaanka dowlada soomaaliya ay mooshin ka keeneen Baarlamaanka maamulka KG ah jubba ayaa waxaa magaalada baydhabo ka dhacay banaanbax lagu taageerayo mooshinkaasi loogana soo horjeedo baarlamaanka maamulka jubba sida loo qeybsaday
Garoonka Dr.ayuub ayaa waxaa soo boox dhaafiyey dadweyne kakala yimid xaafadaha magalada baydhabo
Dadka dibadbaxa dhigayeey oo watey boorar ay ku qoranyihiin Eraryo lagu taageerayo mooshinka baarlamaanka soomaaliya ay wadaan ayaa waxaa dadka goobta ka hadlay ka mid ahaa odayaal siyaasiyiin iyo haween waxaana hadaladooda u badnaa taageero iyo baaq lo jeedinayo dowlada iyo xogaanka jubaland
WaziirkaWarfaafinta Maamulka Kg Soomaaliya hasan cabdi maxamed oo kuhadlayey afka golaha waziirada ee banaanbaxa ka qeybqaadaneey ayaa waxaa uu sheegey in arinta baarlamaanka juba ay tahay mid u baahan in dib u eegis lagu sameeyo
Dowlada soomaaliya ayaa ku dadaaleysaa in ay dalka oo dhan ay gaarsiiso nidaamka federaalka oo gobolada dalka laga hirgalo maamulka goboleedyo balse dowlada soomaaliya ayaa ee deeymo ku aadan arintaasi kala kulanta siyaasiyiinta iyo odayaasha