Shariif Hassan Sheekh Aadan Ayaa manta dib ugu soo laabtey magaalada baydhjabo waxaan garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey waziiro ka tirsan maamulkiisa maamulka gobolka iyo kan degmada
Waxaan soo dhaweyn ka dib shariif hsasan uu ka hadlay safardii uu ku tagey degaano ka tirsan gobolka shabeelada hoose ee maamulka KG soomaaliya Iyo Baarlaamnka Maamulka jubaland
HALKAAN KA DHAGEYSO SHARIIF HASSAN SHEEKK ADAN