Taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Bay, Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Booliska ay ku jiraan hadda baaris xoog leh oo ay ku baarayaan Kiiskaan si ay usoo qabtaan kuwa dilka ka dambeeyay.
Dilalka Baydhabo ayaa sii kordhayay muddooyinkii, waxaana ay imaanayaa waqkhti howllgalo xiriir ah ay ka sameeyaan Magaalada Ciidamada Booliska iyo Nabad suggida.
Halkaan Ka Dhageyso Faafaahin