Boqolaal ka tirsan dhalinyarada ka shqeysa bajaajka ayaa isugu soo baxay wadooyinka qaar ee magaalada baydhabo,kadib markii sida ay sheegeen maamulka iyo saraakisha ciidanka ay ku amreen iney shaqada joojiyaan,islamarlaama bajaajka laga xareeyay xarunta ADC ee baydhabo.
Dhalintan bajaajka nolal maalmeedka reerahooda uga raadiya ayaa mudo laba maalin ah wax shaqa ah qaban,waxaana sida ay sheegayaan ay ka danbeysay in bajaajka laga xareeyo iney bixin waayeen lacago ay ku shegeen iney baad u arkeen.
Maamulka degmada baydhabo iyo saraakiisha ciidamada booliiska ayaanay wax war ah kazoo saarin sababta ay shaqada uga xanibeen dhalintan bajaajta ka shqeysa.