BAYDHABO(WARSANRADIO) Gudoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed Oo Sheegay Inay Ka Jirto Mashaaric Balaaran Degmada Xudur, Maxamed Macalin Axmed oo hadalkiisa sii watay ayuu sheegay inay ka duwanyihiin mashaarici daan mashaaricii horey,
Wariye, FF Maxamed Aadan Maxamed Wadani
Hoose ka dhageyso Maxamed Macalin Axmed.