BAYDHABO (WARSAN RADIO) Ugaas Axmed Xaaji Xasan oo Kahadalay Khilaaf Ku Dhax Dhashay Xulintaanka Barlamaanka Maamulka koonfur galbeed soomaaliya, Ugaas axmed xaaji xasan asigoo hadalkiisa si watay ayuu yiri hakadka ku yimid dib u dhac xulista baarlamaanka koonfur galbeed soomaaliya inay shaqa ku la heen shariif hasan hakatka baarlamaanka ku yimid,
hadaba kalka hoose ka dhageyso Ugaas Axmed Xaaji Xasan hadaladiisa