Gadoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdala Xasan Foodcade U ku Amaanay Ciidanka Degmadasi Tiyeeglow dedaalka ay ka wadaan gobalka bakool gaar ahaan Tiyeeglow wuxuuna sheegay in ay ku daba joogaan Nabaddiidka. hadaba hoos ka dhageyso Gadoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdala Xasan Foodcade