Maamulka KG Soomaaliya Ayaa Hub Waxaa Ay U Qeybiyeen Ciidanka Daraawiishta Maamulka KG Soomaaliya Oo Tiradooda Gaareysa Ilaa 200Askati
Waziirka Hubka Dhigista Dhaqan Celinta Iyo Tawabarada Maleeshiyaadka Maamulka KG Soomaaliya Hasan Huseen Hsan Ceeley ayaa Sheegey in Maamulka Kg Soomaaliya Ay Diyaar La Yihiin Sidii Ciidanka Daraawiishta Ay Mar Walba U Heli Lahaayeen mashaaraadkooda