Wareegto uu soo Saaray Madaxweynaha
Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shanif Xasan
Sheekh Aadan ayaa Maanta waxaa XilaI loogu magacaabay
Masuuliyiin kasoo Jeeda Gobolka Shabeelada hoose.
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee Dowladda Koofur Galbeed
Soomaaliya waxaa Loo Magacaabay Col. Cabdullahi Call
Axmed Waafoow.
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Nabad Sugidda ee Dowladda
Koofur Galbeed Soomaaliya Waxaa Loo Magacaabay
Col.Maxarned Sheekh Xuseen Maxamed Adeerey.
Hoos ka akhriso sida ay usoo baxday Wareeqtada: