Afqooye ((WADANINEWS)) Cusub Ee Degmooyinka Afgooye iyo MarkaCadey Ee Gobolka
Shabellaha Hoose, lyadoona Xafladaasi Uu Joogey
Madaxweynaha Dowladda KG Soomaaliya Mudane Shanif
Xasan Sheekh Aadan, Wasiiro Ka Tirsan Dowladiisa, Xubno Ka
Socodey Dowlada Dhexe Ee Federalka Ee Soomaaliya,
Saraakiisha Cildanka KGS Fe Gobolka Shabellaha Hoose Iyo
Odayaasha Dhaqanka Gobolkaasi.
• Gudoomlyaha Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha
Hoose Ayaa waxa Loo Magacaawey Cabdi Qani Yuusuf
Axmed Oo Ka Soo Jeeda Digil/Galadi/Tol-Weyne.
• Gudoomiyaha Degmada MarkaCadey Ayaa Waxa Loo
Magacaawey, Xasan Cumar Macaliii Abiikar
Dir/Biimaal, lyadoona Beelaha Habar-Gidir, Abgaal iyo
Muransade iyo Wacdaan Cusmaan Ay Heleen Jagooyin
Badan Oo Laga Siyey Degmooyinka Afgooye Iyo Marka
Ee Gobolka Shabellaha Hoose
Waxaan 1dm Soo Gudbin Doonaa Warqadii Magacaawista
Goordhaweyd, iyadoona Ku Qaran Dhamaan Magacyadda
Ragga Maamulada Degmooyinka Marka Iyo Afgooye.