wasiirka oo kusugan yaaq bira weeyne ayaa shegay in ay lawareegi doonaa saacada soo socata gacan kuhaynta magaalada leego waxaana uu sheegay in ay ku sugan yihiin geeska waqooyi ee leego ciidamada dowlada iyo kuwa amison walow ay jirto in uu sheegtay afhayeenka burundi in ay kaga dhinteen 50 askari werarkii shaley
Dhageeyso:-Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta oo ka warbixiyay weerarka leego
previous post