Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gubineynaa sawirada Xafladda 1-da Luulyo oo ah markii Gobolada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo israacii Gobollada Waqooyi iyo Koonfur.
Dhageyso Warbixin Maxamed Adan Maxamed Wadani