BAYDHABO (WSR):-Wareysi Anu Layelanay Kurnen.Xasan isaaq Ibraahim Taliyaha Ciidinka Daraawiishta Howlga Gobalka Baay wuxxu ka war bixiyey holwgalka ka socoda gobalka oo dhan gaar ahaan konfur galbeed soomaliya qofkasto qori wata waa in la is taajiyaa si loo xubsato,
Hadaba codka hoos ka dhageyso
K.xasan isaaq Ibraahim talaiyaha ciidinka darashiishta gowalka baay