Baydhabo–(WNN)–Ciidamada Booliska Ee Degmada Baydhabo oo Saacado badan Saldhiga Magaaladaasi Ku Haayeen, Tafatiraha iyo Soo Saaraha Wararka Ee Warbaahinta IdaleNews Xasan Ismaaciil Isaaq, Ka Dib markii uu gaareey Magaalada Baydhabi ee Xarunta Gobolka Bay isagoona Mudo 5 Sano ah uu ka maqanaa Dalka gudihiisa gaar ahaan magalada Baydhabo janaayo inkastoo oo hada la soodayey waxaa uu kula kulmay aqabado malatir intaas wixii ku soo kordha dib ayaan idinka soo sheegidoon naa hadii allah edmo .