DIINSOOR–(WSR)–Waraysi aanu la yeelanay Godoomiyaha Degmada diin soor ibraahim shig shigaw oo ka hadalay haalada magaalada degmada diinsoor wuxuu tel maamay inay ay jirto dhibaata ay haysata shacabka deegaankaasi wuxuuna ugu baaqay DFS iyo kan maamulka konfur galbeed soomaliyaba ;