BAYDHABO (WSR:- Wareysi Xasaasi Ah oo La yeelatay Warbaahinta Xuseen Keerow Sarkaal booliska Gobalka Baay Sarkaal keerow ayaa uga bayqay reer koonfur galbeed soomaaliya waa inan is ka xuraynaa Qoladan nabad diidka ah fursad ayaan haysanaa,
Codka Sarkaalka Keerow Hoos ka Dhageyso.