BAYDHABO –(WSR)– wareysi aanu layeelanay Gudoomiyaha Degmada Qansax-Dheere ee Gobolka Bay Aadan Cabdi Qooqane gudoomiyaha degmada ayaa ka war bixiyey amaanka magaalada qaqasax dheere ayna ka sooreen tuuloowyinka ku dhaw dhaw nabadii kii umada gumaadka ku hayey .
HOOS KA DHAGEYSO CODKA G/D/Qasax Dheere Ee gobalka baay Aadan Cabdi Qooqane