BAYDHABO–(WSR)–Gudoomiyaha Gobalka Baay oo Kahadlay Arimaha Ugu dambeeyay ee gobalka baay gudoomiyaha wuxuu Sheegay inay la hormarindoona beeralayda dhamaan gobalada konfur galbeed soomaaliya qalabkasta ay u maaxadaan diyaar ayaan u nahay qalabka hada bixiinay iyo ina ka badanba ..