BAYDHABO–WSR– Xafladii Hoteel Heer Sare Ah oo Maanta Laga Furay Magalada Baydhabo Ee Boballka Bay hoteelkaas oo lagu magacaawo Baayar moniich. ee mudooyinkii la soo dhaafayy ayaa waxaa hormar la taabankarow ka so conayaa magaalada baydhabo janaay.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA XAFLADA HOTELKA