Waxaa maanta doorasho layaab leh ay ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose goor aanu la helanay gudoomiyaha balamaanka juba ayuu siyaable codkiis uga jeray idacada waraysanaysay.
Teedakela Doorashada oo ay ku tartamayeen afar musharax ayaa waxaa La yaab noqotay markii Ia galay tinnta codeynta madaxweynenimo ee magaalada Kismaayo.
Waxaa aad loola yaabay tirinta codeynta marka Ia galay oo iIaa 38 cod oo isku xigta waxaa helay Axmed Maxamed Islaam Madoobe waxaana kadib hal cod helay Mr Fayruus.
Gudiga doorashada iyo gudoomiyaha baarlamaanka ayaa si cad ugu dhawaaqay in madaxweynaha maamulka Jubbaland afarta sano ee socoto uu yahay Axmed Madoobe 00 helay codad aad u badan.
Waxaa codeynayay 74 xildhibaan, Hal cod ayaa halaabay, hal xildhibaanna kama uusan qeyb galin doorashada sababo dhanka caafimaadka lagu sheegay
Axmed Madoobe ayaa helay codad gaaraya 70 cod oo asiga soo diyaarsaday sida hadalka udhigeen shacabka deegaanka jubba sida gudiga doorashada ay ku dhamaatay
Waa layaabka aduunka qaranamadii soomaliya sidaas ayey maraysaa.