BAYDHABO–WSR– Wasiirka Dhalan Yarada Maamulka KMG ee 3Gobal Konfur Galbeed Soomaaliya oo ka warbixiinaayey qalab ay u qiibiyeen golashaashii dhawaan la gu magacabay magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay iyo sidoo kela wuxuu sheegay inay ay hor mariindoonaan golaha ciraaytooyda gobalada konfur galbeed soomaaliya.