BAYDHABO–(WSR)–Magalada Baydhabo ayaa maanta waxaa ka dhacay shir ay is ku yimaadeen malaaqiyada konfur galbeed soomaaliya gaar ahaan Digil iyo merifle malaqyadaan ayey waxaa aad ugu hadleen waxaa ka dhacayo magaalada mudisho waxaas waxa aanu u dul qadan doonin waa waxa laga xishoodo waayey nin is ku sheegay inuu loodoortay malaaqa 4-Boqol hore , reer konfur galbeed waxaan u sheegaynaa hadaanun nahay malaaqiyada digil iyo merifle way dhanyihin waxa xamar laga sheegaayo waa waxa baadil ah waaye . waxaa mesha ka hadlay sheekh aamiin baraawaani iyo Malaaq kuusaw Malaaq cali Xasan..
HOOS KA DHAGEYSO CODKA