Baydhabo–WSR– tababar looga hadlaayey mudooyinkaanba Tababar kaan waxaa soo qaban qaabiyay Ururka dhalanyarada Kanava ay
Gacan ka heleeso UNICEF waxana soconaayay sedx maal mood manta ayuu soo xirmay
waxaana kahad lay Malaaqyada KOnfur galbeed soomaaliya –
1-Malaaq Cadi Rashiid Sh, Cabdi-salaan
2-Malaaq-Maxamuud-Maxamed-cabdi
3-Malaaq-faysal-xuseen
waxaa kela madasha ka hadlay xilabaan degaanka hore u ahaanjiray Maxamed-xasn-Deegaan iyo
madaxada ururka-baay Xaawo-sheesh-isaaq.
Hadalbadanin haan ma buuxise hoos ka dhageyso coddadka
Aqoo is weeydaari kusaabsan xaqooqdq ciyaalka