BAYDHABO–(WSR)–Waxaa goordhow wareesi dhinacyo badan taabanaayo la sheeshatey raadio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya waxaa wareestey waryaheyna ku sugan magaalda baydhabo janaay wariye ALi ilyees.
Asigoo af hayeenka sheegey in safarkiisu ku aadanaa si ay koonfur galbeed soomaaliya ay u yeelan lahed talvision caalami ah iyo raadio meel walba laga dhageysan karo.