Waxaa goor dhow wareysi ku saabsan xaalada doorashada xildhibaanada maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa radio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya la yeelatey malaaq modiyow ayaaa sheegey malaaqa in dib udhaca yar ku imid xulinta malaaqyada ayaa uu yiri waxaa rabnaa in qof walba xaqiisa aan siino ayadoo gobolada qabiilo fara badan ay degaan si toolo walba u qancado awgeed ayaa dib u dhacaan u sameyney mardhow waxaa maqli doontaan in aan sameyno ama aan soo xulano baarlamaanka oo yeelan doono dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA