Degmada qasan dheere oo ku sugan waziirka shaqada iyo shaqaaalaha.
Waziirka ayaa soo kaarey si degmada qasan dheere si ay u ogaadaan xaalada ay ku sugantahay degmada ayaaa waziirka uuu sheegey in sidoo kale safarkiisa ahaa in uu ka qeyb qaato xil wareyjin ku saabsan gadoomiyaha qasandheere gadoomiyaha ayaa aad asigoo u faraxsan u wareyjiyey xilka dadkii ka soo qayb kaley ayaa u hanbalyeeyey gadoomiyaha mudadii shaqada haayey uu u qabtey shaqada oo si wadarin mudan uu mujiiyey sidoo kale wuxuu soo dhaweeyey aamarkii ka soobaxey dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.
Dhamaan ayaa maamuliyaasha degmadaas lagu sameey marka laga reebo hal mas,uul.