Gadoomiyaha degmada wadajir oo soo booqdey shacabka ku dhaqan.
Degmada wadajir oo ka tirsan magaalada baydhabo janaay oo soobooqdey gadoomiyaha oo si ween shacabka uga soo dhaweeyey asigoo ka hadley in haweenka ku dhaqan oo loo qaadan karo qaar katirsan haweenka iyo abaal marin siin doono gadoomiyah xaafada asigoo hadalkiisa raaciyey in amniga aad u fiicanyahay gadoomiye yusuf ka war haaayo marwalba gadoomiyaha ayaa aad uga amaaney amniga iyo dhanwalba oo xaafada ku amaaney in ay tahay xaafad aad u wanaagsan.