Maamulka Degmada bardaale oo la badaley.
Dowlad goboleedka koonfur kalbeed soomaaliya bilaawdey in degmooyinka qaar kamid ah ay badaleen mas,uulka ayaaa ayaa sheegey qaabka cusub ay la imaaatey asigoo raacsiiyey in dadkii hoos imaadey oo dhan la casiley oo goobtaas goob joog ka ahaa qaar ka tirsan wasiirads dowlada soomaaliya iyo kuwa ka tirsan maammulka dowlad goboleedka koonfur galbeed soonaaliya runtii mas,uulkaan oo ah mas,uul jacel wadankiisa oo dhahay 24 saac waxaa heegan u ahay in umadey aan u shaqeeyo si walba hadii waxaa soo if baxaayo maamulka shariif xasan in maamuliyaasha ay badal ku sameyneyaan oo kuwa cusub ay u keyneyaan waa markii uga hureysey ay sameeyo maamul iyo shaqaalihiisa oo dhan casilo.