Malaaq moqdiyow oo wareysi siiyey warsan radio iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa ka hadley xulida baarlamaanka oo mardhow yeelan doono baarlamaan oo si qof walba xaq u yeelan doono oo aysen qadin hal degmo ayaa ula jeedkeyno yahay ayadoo saas ay jirto ayaa degmo kasta si ay uga xudkudbin ayaa waxaa uu yahay mooqaf keyna sidoo kale ayaa wuxuu sheegey malaaq in xafiis walba qalabkiisa oo dhameystiranyahay oo degmo walba ay leedahay ciidan gooni ah.