BAYDHABO–(WSR)–Maanta magaalada baydhabo janaaay oo lagu qabtey shir oo micnihiisu ahaa sida nabad waarto lagu soo celin lahaa ayaa waxaa ka soo qeeyb kaley shirkaas taliyaha ciidanka itoobiya ayaa taliyaha sheegey in marwalba idin karab taaganahay ayuu yiri asigoo afka ku dhuftey sidii aan idinku caawiney waagii ARR hadana sidii kale ayaa rabnaa in gacan booxdo idin siino wuxuu umad celiyey dhamaan dadkii ay u yeereen sida wanaagsan ay uga yimaadeen marwalba waxaa jacalnahay marwalba in wax idin qabano ayuu yuri talyaha.
Waxaa diyaar u nahay sidii kaalin booxdo u qaadan laheeyn dhibka ay ku hayaan kooxda alshabaab mardhowna waa soolin doonaa ayuu yiri.