Waziirka arimaha gudaha ee maamul KMG 3Gobal goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo dhawaan safaro kala duwan ku tagey qaar kamid ah degmooyinka hoos taga gobolka baay asigoo sheegey waziirka qaar kamid ah godoomiyaasha maamulka degmooyinka ay badaleen taasoo oo ku micneeyey in hurmar ay tahay oo ay soodhaweeyeen dhamaan godoomiyaashs degmooyinka.