MAREEREY–(WSR)–Dagaal cusus ka dhacdey oo dhexmartey degmada mareerey oo gacanta u kashey degmada oo war aysan kajirin oo qof walba gurihiisa ku jira dareenka shacabka ayaa war laga heynin oo qof walba gurihiisa ku jirto ciidamada dowlada ayaa ayagana war ay ka soosaarin amuuraha hada soo if baxaayo.