BAYDHABO–(WSR)–Waziirka oo maanta shir ka dhacey magaalada baydhabo janaay ayaa ka hadley asigoo xamaaso u hadley oo dhalanyarada buraarujiyey kuna cel celiyey in fadhiga aan ka kacno asigoo baryahaan safar ku maqanaa gobolka bakool oo ku soo argey dhalanyarada bakool oo si wanaagsan u amaaaney oo dhahay dhalanyarow ka kaca fadhiga oo dagaal cad lala kala cadowga somaaliyeed gaar ahaan gooxda alshabaab oo larabo in laga xureeyo.
Asigoo ku celceliyey in xooga la saaaro bal waziirka asoo xamaaso ka muuqato bal hoos ka dhageyso.