BAYDHABO–WSR–Gadoomiyha gobolka baay mudane abdirishiid abdullahi maxamed oo maanta si xasaasiyad ah uga hadley hoolgaladii lagu qabtey magaalada baydhabo ayaa wuxuu yiri asigoo bulshada la hadley ayaa yiri alshabaab waxey u baahanyihiin in la tuso in kulul iyo iyo sitoos loo wajaho oo dagaal cad lalayeesho sidoo kale wuxuu sheegay inuu lawereegiin degaano badan hadan ayaa ku dabajoogaan al-shabaab,
wareysi gadomiyaha gabolka baay(1)