Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa ka dhacay maanta oo Talaado ah kulan ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee xaadaha Berdaale, Isha lyo Horseed ayada oo looga hadlayay kulankaas sidli meesha looga saari Lahaa Xarakada Alshabaab oo ka dagaalanto gudaha dalka Soomaaliya iyo qaybo kamid ah dalka Kenya.
Kulanka oo ay kasoo qaybgaleen gudoomiyaha gobolkaa Bay mudane Cabdirashiid Cabdullaahi LFC, gudoomiyaha degmada Baydhabo ahna duqa magaalada mudane Cabdullaahi Call Watlin, wasliro ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, saraakiisha cildamada Itoobiya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika Soomaaliya eeAMISOM iyo saraakiisha clidamada booliska iyo kuwa milatariga dowlada federaalka Soomaaliya.
Kulanka oo ay ka hadleen masuuliyiin kala duwan ayaa waxaa kamid ahaa masuuliyiintii halkaas ka hadashay gudoomiyaha degmada Baydhabo oo yin, “Xiligaan waxaan u taaganahay sidli aan ula dagaali lahayn ALshabaab, isku imaatinkiina waxa uu lamid yahay sidil adinka oo la dagaalamaya Alshabaab, waxaan idinka codsanayaa inaad Ia shaqaysaan clidamada dowlada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, kuwa AMISOM iyo kuwa dowlada federaalka Soomaaliya e edagaalka kula jiro Alshabaab”
Dadka kulanka ka hadlay ayaa waxaa sidoo kale kamid ah marwo Muraayad 00 ah gudoomiyaha ururka haweenka Koonfur Galbeed.
Kulanka intli uu socday ayaa waxaa halkaaas lagusoo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ayada 00 ay dadweynihii kasoo qaybgalay kulankaas ay sheegeen may ka shaqaynayaan amaanka guud ahaan gobolka Bay iyo gaar ahaan kan degmada Baydhabo.
Gudoomiyaha degmada baydhabo mudane Cabdullaahi Call Watlin,
Gudomiyaha gabolka baay mudane Cabdirashiid Cabdullaahi
Ciidamada saka sadaxaad Itobiya
waziirka-dhalanyahad