KULAN JAREER–(WSR)–Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda konfur galbeed Soomaahya yo habaab, ayaa ka dhacay tuulada Kulan Jareer oo u dhaxeysa legmooyinka Waajid iyo Xudur ee gobolka Bakool.
Dagaalka 00 socday muddo saddex saac ah, ayaa waxaa ku eeriyooday 8 qof oo dhinacyadii
dagaalamayey ah. aI-Shabaab ay si kooban u qabsaday tuulada, balse markii dambe
vaxaa ka saaray ciidamada dowlada KMG Ah konfur galbeed soomaaliya huwanta ah oo dib ula wareegay gacan haynta Kulan Jareer.
Dagaalka ayaa imaanaya ayada oo maalmihii dhowaa ay mas’uulryiin
ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ku sugnaayeen jobolka. sida ayaa warbaahinta soo saartay.