BUURHAKABA–WSR–Gafoomiyha degmada buur hakaba oo sheegey in hool kal ay ku sameeyn ayagoo amaanka degmada buur hakaba si loo sugo.
Gadoomiyaha ayaa sheegey in ay aroorinaayaan dhalanyaro loo tababaro si ay u sugi lahaayeen degmada buur hakaba ayaa wuxuu yiri ilaa 300 askari ayaa rabnaa in aaan taba barno si degmada buur hakaba si wax badan uga badalaaan.