BAYDHABO–(WSR)–Maacada uper juba oo maanta saminaar u sooxirtey dhalanyaro ku nool magaalada baydhaba janaay.
Ayadoo maamulka jaamacada oo sheegey in ay wadi doonaan oo balaarin doonaan barnaamijkaan si aan u helo caafimaad oo wasaqda u yaraan laheed taa ayaa loo baahanyahay ayuu yiri qof walbana wixii barto ha gaarsiyo familkiisa xaafada si aan u helno caafimaad booxda.