DIINSOOR–(WSR)–oo gacanta dowlada ku jirta.
Mas,uul oo diidey in loo doortey gadoomiyaha degmada baardheere asigoo sheegey mas,uulka in marnaba ogalaanin doonin sawabtoo ah wuxuu yiri degmada waxaa ku leenahay xaq badan sigoo raaciyey in jago walba fiican ay qaadanaayaan mareyxaan anagoo wali aqliyabad badan ku leh gobolka gedo iyo dhamaan degmooyinka hoos tago wuxuu yiri ani bari ayaa ka ahay waxaa ay sheegeeyn qolooyinkaas asigoo mas,uulka wax badan usheegey oo u iftiiniyey bulsha weenta koonfur galbeed soomaaliya