Baydhabo–(WSR)–Wasiirka tababarka isboortiga mudane abdulaahi cumur oo maanta tabar uga fureen magaalada baydhabo janaay ayaa waziirka in kaalinta sida ay u dhaxkali lahaayeen dhalanyarada iyo sida ay u maamuli lahaayeen dhamaan dhalanyarada koonfur galbeed soomaaliya asigoo sheegey waziirka degmooyin badan ay mardhow fursadaas u sameyn doonaan si baahidooda usoo af jari lahaayeen.