Goofgaduud–WSR–Gadoomiyha degmada Goofgadud shabeelow oo ka tirsan gobolka baay mudane axmed jadiid warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya wareysi siiyey ayaa sheegey in guul ay ka kaareeyn alshabaab oo degmada amaankeyda suganyahay.
Ma ahan markii uga hureysey oo laga wabsado qaar katirsan degmooyinka hoostaan gobolka baay oo inta badan kgcanta dowlada ay uga jirto hadaba dhageyso gadoomiyah degmada shabeelow codkiisa asigoo sheegey gool fara badan ay ka kaareeyn.