Tiyeeglow –WSR–Gudoomiyaha degmada tiyeeglow nudane maxamed cabdalle xassan food oo warbixin dhinac walba taabaneyso ka war bixiyey degmada tiyeeglow ayaa sheegey gadoomiyha in amniga degmada tiyeeglow aad u sareyso oo umada nabad qabto gadoomiyaha ayaa sheegey in mar dhow ay la wareygeeyn degmada sidoo kale ayaa sheegey in xaalada cuntada iyo wax barashada aad looga baahan yahay ayuu yiri gadoomiyaha asigoo sanad aysan helin dhanka waxbarasho ku filan ardeyda iyo maclimiinta ay mishaar la,aan yihiin.