Gudoomiyaha degmada xudur mudane maxamed maclin axmed ayaa sheegey in magaalada ay nabad ka jirto ay gacanta dowlada ay ku jirto sidoo kale ayaa gadoomiyha sheegey in ka jirto dhaq dhaqaaq gacansi dhanka kale ayaa gadoomiyha u sheegey warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya in ay ka jirto caafimaaad la,aan dhanka isbitaalada oo ay alshabaab la baxeeyn wixii akab ahaa sidoo kale ayaa gadoomiyha sheegey in waxbarashda ay ku yartahay walow ay schooladii aysan oolin kuraas iyo buugaaag ayaa waxaa uu ka cudsadey maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya in ay la sookaaraan kaalmo si ay ugs soo noqooto bilicdii magaalada xudur.