Malaaq Shiine ayaa Faahfaahin Ka bixiyay Habdhismeedka Baarlamaanka Koonfurgalbeed.
Malaan shiine oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee digil iyo mirifle ayaa ka warbixiyay xulitaanka baarlamaanka koonfurgalbeed ee soomaaliya.
shiine ayaa waxaa uu sheegay inay dooneyaan sidii loo wada simi lahaa dadka wada dega gobolada sedaxda ah ee shariif xasan madaxweynaha ka yahay.
wareysi wariye Cali ilyees Cabdullahi la yeeshay halkaan hoose ka dhageyso.