BAYDHABO–WSR–Ayadoo lagu wado in dhowaan lasoo gaba gabeeyo xulista xildhibaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya KMG Ah ee ayaa waxaa isa soo taraya muranka Odoyaashii Wax soo xuli lahaa oo mid kasta booskii xildhibaan laga sugayey asaga magaciisa lagu arkey.