QANSAXADHEERE–(WSR)–Gadomiyaha xawal bar baar Xasan xiifaw ayaa ka warbixiye hoWlgalo ayaa ka samayeen degaanada dhawaan lareegay al-shabaab gudoomiyaha ayaa ku nuuxnuuxsaday inaan deegaanada oo dhan aan ka tirtirno meeshii aan ka saarno ciidan ayaan ugu tagaynaa si ay ugu soo laabanin degaankasta ciidan ka badan 100 ayaan ugu tagaynaa sida hadalkiisa u dhigay
hadaba hoos ka dhageyso codka wareysiga