TUULADA YEED–(WSR)–Gadomiyaha Tuulada Yeed ayaa ka warbixiyey amniga tuuladaasi asigoo sheegay inay ay ka tirtireen al-shabaab teeda kela wuxuu ambaaraye dowlad gobaleedka KMG ee 3Gobal Konfur Glabeed soomaaliya iyo tan DSF Labada dhinacaba waxa daryeel ah ka mahaysano dhan cafimaad iyo Arrimaha bulshadaba sida asiga hadalkiisa u dhigay..
hadaba hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha