Gudoomiyha gobolka baaay mudane Abdullahi Abdi Watiin oo isla markaas ah duqa gobolka baay ayaa maanta wuxuu ka qeyb kaley dhismooyinka wadooyinka oo baryahaan kasocdey magaalada baydhabo janaay.
Gadoomiyaha gobolka baay mudane Abdullahi watiin ayaa yiri waxaa muhiin ah in qof walba ka qeeb qaato dhismooyinka ayna tahay bilicda magaalada sidoo kale ayaa yiri asigoo warkiisa sii wado waa in laamiga siwanaagsan loo dhisaa oo si bari oo u noqdo mid wax utari karo umada uga danbeentii wuxuu u mahad celiyey dowlad goboleedka kgs iyo shacabweenaha ka qeeb qaaatey.