Maaanta oo kormeer ku marey waziirka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya qaar katirsan degmooyinka hoos tagaan magaalada baydhabo janaay.
Kurmeerkaas ayaa waxaa ku wehliyey gadoomiyha magaalada baydhabo janaay iyo wufuud kale.
Kormeerkaan ayaa ka mid ah amni kaliyada,waziirka ayaa waxaa kormeer ku tagey Awdiinle, damar, wariir, koofyar iyo degmooyin kale oo muhiim u ah dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo gacanta ku heysa dhamaan gobolka baay iyo kan koonfur galbeed soomaaliya.