Tallyaha Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Booqday Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay oo dhawaan uu tababar Ciidan uga furmay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya,
Nasiiro ka tirsan maamulka Koonfur galbeed soomaaliya iyo Maamulka
Gobolka bay oo ay wehellyaan saraakllha Clidamada B0011ska ee
Gobolkaasi aya taliyaha ku soo dhaweeyay Magaalada baydhabo
axaana uu taliyuhu warbixin ku aadan tababarada ka dhageystay
Nasiirlca dhaqan celinta maleeshiyaadka ee maamulkaasi Xasan Xuseen
Ee Ieey,
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka bay Col Mahad Cabdiraxmaan adan ayaa kulankii soo dhaweynta ahaa ka sheegay in Ciidamada Booliska ee hadda uu tababarka uga socdo baydhabo ay marayaan heer gaba gtabo ah isaga oo arintaasina uga mahad celiyay Saraaklisha MISOM ee bixineysa tababarkaasi,